Daldoon Ugu Kaalay Wararkii Ugu Danbeeyey logo telesom

Dhaqaalihii Beesha Caalamka Doorashada Isaaq Ku Bixisay Waxay Keentay Xasilooni Darro Degaanada SSC Iyo Go,aanka Rasmiga Ah Ee Shacabka SSC

Cinwaankan Nagala soo xidhiidh --- > daldoontv@gmail.com

Dhaqaalihii beesha caalamka ku bixisay doorashada Maamulka SNM-ta ayaa keentay xasilooni daro ka dhalatay tikniko lagu soo daad gureeyay degaano nabad ah oo ka tirsan gobolada sool sanaag iyo cayn sanaaduuqda tiknikada la soo saaray ma noqonayso doorasho ka dhacday degaano aan laga rabin kala go,a SOOMAALIYA.

Maamulka Beelaha  Isaaq ee SNM,   oo doonayey inay Caalamka tusaan iyaga oo marin habaabinaya  in iyagu ka taliyaan gobolada Sanaag  Sool iyo cayn, hase ahaatee  ku fashilmay arintaas, ka dib markii Caalamku arkeen Shacab aan hubaysnayn oo Mudaharaadaya iyaga oo  diidan in Soomaaliya lakala  qaybiyo iyo Ciidan Tikniko wata oo leh khasab ku codeeya . Sidaas ayaa maamulka beelaha Isaaq ku qaateen fashil

Si kastoo dadka deegaanka loogu kala qeybiyo reero kala taageersan xisbiyada SNM-ta hadana  waxaa ka weyn go,aanka isimada dhaqanka SSC oo ku midaysan inaysan kamid ahayn maamulka SNM-ta

Halkan ka Daawo Go,aanka Rasmiga Ah ee Dhulbahante

 

Share This:

Fikradaha Akhristayaasha (0)




New Course: MYSQL (63 CASHAR)

Halkan ka daawo