Daldoon Ugu Kaalay Wararkii Ugu Danbeeyey logo telesom

SNM-ta Oo Ku Guulaysatay Inay Reer LAASCAANOOD U Kala Qeybiyaan KULMIYE Vs WADANI

Cinwaankan Nagala soo xidhiidh --- > daldoontv@gmail.com

Horgalada Deegaanka ee ay hormuudka u yihiin Baasha Maxamed Cadde iyo Baasha Cali Jaamac ayaa shacabka laascaanood u kala qeybiyay Reero loogu yeedhay MAXAMUUD GARAAD iyo FAARAX GARAAD Waxaana kala hogaaminaya YAASIIN FARATOON Iyo CABDIRISAAQ KHALIIF Oo Isu adeer ah.

Yaasiin Faratoon iyo Baasha Maxamed Cadde ayaa beelaha bahararsame iyo jaamac siyaad ugu gubaabinaya inay doortaan kulmiye oo aysan oga abaal dhicin xilalka gudoomiyaha baarlamanka somaliland iyo wasiirka arimaha gudaha somaliland

BAASHA MAXAMED CADDE ayaa xiligan ku sugan deegaanka kalabaydh oo dadka deegaankaasi ugu baaqay inay beel ahaan ugu hiiliyaan maadama degaanada intiisa kale looga awood batay waxaana la arkayay muuqaalo la soo duubay oo la leeyahay hadii aanu bahararsame nahay kulmiye ayaan codkeena siinaynaa halka hoose ka daawo

Yaasiin Faratoon (Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland ) xuseen aadan cadde gudoomiye kuxigeenka 1aad ee kulmiye saleebaan cali koore oo ah xildhibaan awood kuleh kulmiye oo ku abtirsada maxamuud garaad ayaa waxaa ka awood batay cabdirisaaq khaliif iyo baasha cali jaamac oo wadani hormuud u ahaa waxaana dagaal kula jiraan muuse biixi iyo xisbiga kulmiye

Baasha Cali Jaamac ayaa la wareegay xafiisyo kulmiye lahaa oo xubno maxamuud garaad ay horey u maamuli jireen

Halgankii dheeraa ee dib u xoraynta degaanada khaatumo wuxuu isu badalay in maamulka hargeysa dadkii u tartarsiiyo faarax iyo maxamuud

Share This:

Fikradaha Akhristayaasha (0)




New Course: MYSQL (63 CASHAR)

Halkan ka daawo