Daldoon Ugu Kaalay Wararkii Ugu Danbeeyey logo telesom

LAASCAANOOD…Dadkii Beenta Loo Sheegay Oo Aysan Galin Doorasho

Cinwaankan Nagala soo xidhiidh --- > daldoontv@gmail.com

Magaalada laascaanood ayaa ku jirta bandow waxaana la joojiyay dhaqdhaqaaqa gawaadhida mana jirto meel ay ka socoto doorasho marka laga reebo dad  been loo sheegay kuwaa oo loo balan qaaday inay dhaqaale ku helayaan

Intii olalaha socday ayaa xisbiyada SNM-ya dhaqaale xad-dhaaf ah ku bixiyeen dhaqaale xiligaa oo ay balan qaadeen in kaadhadhkana laga iibsan doono taasoo saaka been noqotay

dhinaca kalena degaano ka tirsan gobolka sool ayaa sidan oo kale ay ka jirtaa maamulka puntland ayaa dhankiisa ciidamo soo dhoobay degaano ka tirsan gobolka sanaag

Halkan ka Daawo

 

Share This:

Fikradaha Akhristayaasha (3)

  1. Mohamed says:

    Waa maxay waxan uu soo qoray; wax la fahmi karo maahan

  2. Mohamed says:

    Dhuloos waligeen lacag miyaad ku fekereysaan; aaway gobanimadii aad ahaydeen
    ; umad maxaan cunaa u nool ceeb Ayaa u danbaysa. Sida warsangeli oo kale laandheere banaan degey noqda.

  3. Mohamed says:

    Warsangeli waa reer taariikh iyo xadaarad fog leh; ma aha sida dhuloos askar maroodi.




New Course: MYSQL (63 CASHAR)

Halkan ka daawo