Daldoon Ugu Kaalay Wararkii Ugu Danbeeyey logo telesom

(Video) Mahdi Maxamed Cabdi Geele Oo Ka Digay Dhul Dhaxal Ah In la Iibsado

Cinwaankan Nagala soo xidhiidh --- > daldoontv@gmail.com

Mahdi Maxamed Cabdi Geele oo kamid ah waxgaradka gobolka sool ayaa baaq uu ka soo diray wadanka kanada wuxuu soo gaadhsiiyay tv-ga SBS isaga oo baaq iyo digniin iskugu jirta u diray bulshada magaalada laascaanood dawladda hoose maxkamadaha iyo guud ahaan shacabka soomaaliyeed

Halkan Ka Daawo

Share This:

Fikradaha Akhristayaasha (0)




New Course: MYSQL (63 CASHAR)

Halkan ka daawo