Daldoon Ugu Kaalay Wararkii Ugu Danbeeyey logo telesom
Loading...

(Dhagayso) Beesha Warsangali Oo Go,aan Adag Ka Qaadatay Doorashada SNM-ta Iyo Dhulbahante Oo Isku Haysta

Cinwaankan Nagala soo xidhiidh --- > daldoontv@gmail.com

Inta badan gobolka sanaag oo ay degto beesha warsangali ayaa go,aan adag ka qaatay inaysan ka dhicin doorashada maamulka SNM-ta doonayaan inay ka dhacdo deegaankaasi

Cuqaasha deegaanka oo qaarkood la hadlayay radio daljir ayaa banaanka keenay inaysan gobolka sanaag aysan ka dhici doonin wax doorasho la yiraahdo

Loading...

Halkan Ka Dhagayso

Loading...

Share This:

Fikradaha Akhristayaasha (0)




RIIX WARARKAN CUSUB

Loading...
Optimization WordPress Plugins & Solutions by W3 EDGE