Daldoon Ugu Kaalay Wararkii Ugu Danbeeyey logo telesom

(Video) Mustaqbalka Marabidda iyo Garxejis oo ka jawaabay Xulafaysigii Habar Awal iyo Habarjeco

Cinwaankan Nagala soo xidhiidh --- > daldoontv@gmail.com

Xulafaysiga Habraha  Beelaha Isaaq aragnaye,   ee wax is waydiin leh Marabbidii ka soo jeeda Beelaha Harti ee u shaqayn jirtay maamulka  SNM   iyagu yeey raaci doonaan oo yeelan doona , Qaarkood huteelada iyo gawaarida ayeey  kirayn jireen  madaxda SNM  marka ay qurbaha yimaadaan, Qaar ka mid ah waay soo fuuli jireen taangiyada SNM iyaga oo leh tirakoob ayaan ka samaynayana Sanaag iyo Sool

Halkan Ka Daawo

…………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………………

Akhri Dimoqraadiyadda maamulka SNM

Akhri Somaliland ma dalbaa?

Share This:

Fikradaha Akhristayaasha (0)




New Course: MYSQL (63 CASHAR)

Halkan ka daawo