Daldoon Ugu Kaalay Wararkii Ugu Danbeeyey logo telesom

Fariin DegDeg Ah Oo Ku Socota Beesha Axmed Garaad Gudaha Iyo Dibadda

Cinwaankan Nagala soo xidhiidh --- > daldoontv@gmail.com

Fariintan oo ka timi gudiyada beesha Axmed garaad ayaa lagu wargalinayaa in laga soo qeyb-galo kulan muhiim ah waxaana na soo gaadhay Ogaysiis Muhiim ah oo u qornaud sidan Hoose

 

Ogeysiis
Waxaa beesha Axmed Garaad la ogaysiinayaa inuu jiro shir maalinta Axada ah.
Fadlan Ilaliya waqtiga, numberka 7124323554
Qofkii Tmobile haystana ha ku soo galo 7128322955
Canada 7745568365
UK 443301240265
Axadda, 10/08/17, in shaa Allah.
12pm..OH
1pm…MN
5PM…UK
7PM Somalia

Share This:

Fikradaha Akhristayaasha (0)




New Course: MYSQL (63 CASHAR)

Halkan ka daawo