Daldoon Ugu Kaalay Wararkii Ugu Danbeeyey logo telesom

Maqal iyo Muuqaal

MUUQAAL: Faysal Waraabe oo Weerar Culus ku qaaday Itoobiya, Kuna Baaqay in Xadka laga xidho oo la joojiyo Qaadka

Faysal Cali Waraabe oo maanta Warbaahinta Kula Hadlay magaalada Hargeisa ayaa eedayn Marka hore usoo jeediyey Xubno Wasiiro ah oo Cimrada iyo meelo kale ku

Continue Reading »

Qeybta Maqal iyo Muuqaal

DEG-DEG: Maraykanka Oo Liiska Argagixiso Ka Saaray Mukhtaar Rooboow Oo Ka Tirsan Al Shabab

Dowlada maraykanka ayaa liiska argagaxisada caalamka kasaartay mukhtaar roobow abuu moosuur kaas oo katirsaan uruurka argagaxisada ee alshabaab abuu masuur ayaa ahaa kuxigeenkii hogaamiyaha alshabaab

Continue Reading »

Maqal iyo Muuqaal Archives

DAAWO:55 Nin oo Hore Ayaan soo Guursaday Kii 56aad Ayay Hada U sharaxantahay XaqiiqYaab.
- Jun 23, 2017
Waa qiso maskaxdaad in aay gasho ama lagaa dhaadhiciyoa ay adagtahay waa haweenay u dhalatay wadnaka murutaaniya waxay soo guursatay 55 nin hada waxay baadi goobaysa ninkii 56 oo ay ...
Daawo Qaabkii Maanta Loo Soo Dhaweeyay Wasiirka Arimaha Gudaha Federaalka iyo Dib u heshiinta Somali
- Jun 23, 2017
Waxaa  manata si heer sare loogu soodhaweyey wasiirka arimaha gudaha iyo dibu heshiisiinta soomaaliya cabdi faarax juxa kaas oo aan aan manata si aan kalahadh lahayn loogu soodhaweye magaalada garoowe hadaba ...
DAAWO: Ma Waxaad Joogtaa Hargeisa iyo Muqdisho ! Diyaar garowga Ciida ee Soomaalida gobolka Minnesota (Video)
- Jun 23, 2017
Soomaalida ku dhaqan Gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka ayaa si wayn Isugu diyaarinaya Munaasibada Ciida, Iyadoo ay Mashquul yihiin Suuqyada waawayn ee Soomaalidu ay Leedahay. HALKAN KA DAAWO VIDEO Ma waxaad joogtaa ...
Daawo:Sucuudiga oO Shuruud Ku Xiray Qatar Turkiga Laga Saaro Qatar,Aljazeera Oo la Xiro
- Jun 23, 2017
Dawladda Qadar waxaa loo soo gudbiyey 13 qodob oo ah eedaymaha ay u soo jeediyeen afarta dal ee hoggaaminaya weerarka ka dhanka ah dawladda Qatar kuwaas oo kala ah Sucuudiga, ...
Fadeexadii Ugu Weynayd Somaliland Oo maydad Ka Iibisay Dalka Masar Dalal Kalena Ka Iibisay Ciid
- Jun 22, 2017
waxaan halkan idin kasoogudbinaynaa barnaamij dheer oo kusaabsan macdanaha kujira soomaaliland waxaa kamida barnaamijka idinkasoogudbinaynaa kamida ciidii seylac oo loodaad gureenayo jabuuti mayd soomaaliyeed ku aasnaa meel lagu magacaabo calaacule oo hoostaga ...
Deg-Deg: Cali Khaliif oo Dushiisa Lagu Yaaciyay Lacagta Somaliland kadib Xaflad Kadhacday Hotel Maansoor
- Jun 22, 2017
madaxweynaha khaatumo oo dhawanahan kusugnaa magaalad ahargeis aaya cawa xaflad sabootin ah loogu smaeeyey hotel mansoor hargeis aayaa halkaas qudbad dheer kajeediyey waxa uu sheegay in heshiiska dhexmaray soomaaliland iyo khaatumo ...
DAAWO WARAR NAXDIN LEH: Qaabkii uu udhacay Qaraxii Muqdisho & Wasiir Caan ah oo Dhaawac Halis ah soo gaaray
- Jun 22, 2017
Ku dhawaad 10 qof ayaa ku dhimatay qaraxii ay Kooxda Shabaab manta ka geysteen saldhiga degmada Waaberi ee gobolka Banaadir, waxaana dadka dhintay ubadnaa dad shacab ah. Sidoo kale qaraxan ayaa ...
(Video) Rabitaanka Heshiiskii Xaafadaha Gaalkacayo Iyo Diiditaanka Heshiiska Khaatumo Iyo Somaliland
- Jun 22, 2017
Wasiirka arimaha gudaha dawladda federaalka soomaaliya oo goob joog ka ahaa heshiiskii Majeerteen iyo Habargidir ee wada dega magaalada gaalkacyo ayaa si weyn looga soo dhaweeyay guud ahaan degaanada puntland,hasayeeshee waxaa la ...

Next Page »