Daldoon Ugu Kaalay Wararkii Ugu Danbeeyey logo telesom

English News

(Sawiro) Shuban biyood ka dilaacay Tuulooyinka Hawdka Bariga Sool ee Hoos yimaada Degmada Boocame

Shuban biyood ka dilaacay Tuulooyinka Hawdka Bariga Sool ee Hoos yimaada Degmada Boocameiyo Tuulada Dan oo Xaalada Tuulada Dan oo laga Dayrinayo Tuulada Dan ee

Continue Reading »

Qeybta English News

Deg-Deg: Cali Khaliif oo Dushiisa Lagu Yaaciyay Lacagta Somaliland kadib Xaflad Kadhacday Hotel Maansoor

madaxweynaha khaatumo oo dhawanahan kusugnaa magaalad ahargeis aaya cawa xaflad sabootin ah loogu smaeeyey hotel mansoor hargeis aayaa halkaas qudbad dheer kajeediyey waxa uu sheegay

Continue Reading »

English News Archives

DAAWO WARAR NAXDIN LEH: Qaabkii uu udhacay Qaraxii Muqdisho & Wasiir Caan ah oo Dhaawac Halis ah soo gaaray
- Jun 22, 2017
Ku dhawaad 10 qof ayaa ku dhimatay qaraxii ay Kooxda Shabaab manta ka geysteen saldhiga degmada Waaberi ee gobolka Banaadir, waxaana dadka dhintay ubadnaa dad shacab ah. Sidoo kale qaraxan ayaa ...
(Video) Rabitaanka Heshiiskii Xaafadaha Gaalkacayo Iyo Diiditaanka Heshiiska Khaatumo Iyo Somaliland
- Jun 22, 2017
Wasiirka arimaha gudaha dawladda federaalka soomaaliya oo goob joog ka ahaa heshiiskii Majeerteen iyo Habargidir ee wada dega magaalada gaalkacyo ayaa si weyn looga soo dhaweeyay guud ahaan degaanada puntland,hasayeeshee waxaa la ...
(Muuqaalo) Laba Khiyaano Qaran: Somaliland VS Dr. Galaydh? Iyo Qabaailka Dhulbahantaha Sida Ay…
- Jun 22, 2017
Waxa dhowaan magaalada Hargeysa ka dhacay wax loogu yeedhay heshiis oo ay kala saxeexdeen Dr. Galaydh iyo Somaliland. Haddaba waxaan is weydiiyey labadan dhinac war iskuma seegganee yaa loo humbaallaynayaa? 1) ...
(Video) Aqoonyahan Ceynaashe Cabdiraxmaan Oo Ka Digey Heshiiska Cali Khaliif Iyo Somaliland
- Jun 22, 2017
AQOONYAHAN Dr Caynaashe Cabdiraxmaan, oo ka Hadley shantii qodob ee khiyaanada ahaa ee 17-kii Bishan Lixaad ee 2017, kooxda horgale Cali Khaliif Galeydh, hogaamin-jirey, Hargeysa” ka-soo saareen, Qodobadaas oo kooxdani ...
Deegaanada Somaliland oo Duqeyn xoogan laga fuliyay, Shabaab miyaa lagu arkay?
- Jun 22, 2017
Diyaarado aan la aqoonsan dalka laga leeyahay oo kuwa dagaalka ah ayaa rasaas ku riday deegaanno ka tirsan Somaliland, sida uu sheegay guddoomiyaha gobolka Salal Axmed Maxamed Xaashi. Diyaaradahan ayaa rasaas ...
Wasiirk Ka Tirsan Maamulka Khaatumo Oo Ka Horyimid Heshiiska Somaliland Iyo Khaatumo
- Jun 21, 2017
Faysal Muuse Deri oo kamid ah golaha wasiirada maamulka khaatumo oo maanta shir jaraaid qabtay ayaa ka horyimid heshiiskii maamulka khaatumo iyo somaliland ku gaadheen magaalada hargeysa wuxuuna ku eedeeyay ...
(Video) Somaliland Oo Taliye Cusub U Soo Magacowday Gobolka Sool
- Jun 21, 2017
Khaliif Maxamed Cali ayaa loo magacaabay taliyaha qeybta booliiska gobolka sool kadib markii xil ka qaadis lagu sameeyay taliyihii ka horeeyay ibrahim jaamac daad waxaana kulan xil wareejin ah ka ...
Daawo: Siyaasiyiinta Somaliland oo Taageeray Heshiiskii Khaatumo iyo Somaliland
- Jun 21, 2017
Siyaasiyeenta ugu muga weyn soomaaliland ayaa soodhaweyey heshiiska soomaaliland iyo khaatumo waxayna shegeen in ay aad usoodhaweenayaan heshiiskaas ayna kufaraxsanyihiin waxay shegeen in dastuurkana loofuro kusoodhawaada soomaaliland waxaa tihiin walaalaheen halkan ...

Next Page »