Daldoon Ugu Kaalay Wararkii Ugu Danbeeyey logo telesom

Dhacdooyinka Sool Sanaag iyo Cayn

DAAWO MUUQAAL Xeerka Faysal Cali Waraabe IYO SNM

Gabdhii ka soo jeeda Somaliland oo guursata nin ka soo jeeda Beelaha kale ee Koonfurta  Soomaaliya , Waa dayro oo mar danbe  duriyadda reer Sheekh Isaaq ma shaqayn

Continue Reading »

Qeybta Dhacdooyinka Sool Sanaag iyo Cayn

Tuug waa Tuug weligiisna waa Tuug In la wada ilaaliyo danaha Beesha Isaaq , qofkii ka hor yimaadana meel looga soo wada jeesto

In la wada ilaaliyo danaha Beesha Isaaq , qofkii ka hor yimaadana meel looga soo wada jeesto Sawirka Hoose waa Reer Guuraa ka soo jeeday beesha Dhulbahante

Continue Reading »

Dhacdooyinka Sool Sanaag iyo Cayn Archives

(Video) Khaatumo Oo Beri Dooranaysa Madaxweyne KUXIGEEN Waa Kuma
- Oct 21, 2017
Xildhibaanada baarlamanka khaatumo ayaa maalinta berito ah dooranaya madaxweyne kuxigeenka khaatumo doorashada oo ka dhici doonto magaalada buuhoodle sida ay shaaciyeen gudiga doorashada madaxweyne kuxigeenka khaatumoMusharixiinta waxaa ugu cadcad Bashiir ...
(Video) Xanuunkii Dr Galaydh Ee Stockholm Syndrome Oo Soo Baxay Iyo Xili Uu Ku masanaabay ….
- Oct 21, 2017
Horgal Galaydh oo ku sifoobay xanuunka la yiraahdo Stockholm Syndrome ayaa isaaq ugu masanaabay iyada oo ay ilmo kusoo istaagtay inay gacan ka siiyaan weerar uu rabo inuu kusoo beegsado ...
(Video) Wax Badan Ka Ogow Kulankii Ku Biiritaanka Dr Cali Khaliif Maamulka Somaliland
- Oct 21, 2017
Wax shacabka SSC been iyo huuhaa lagu maaweeliyo, wax marba sheeka xariir loo soo dhisaba, warka caynaba ka yimi dhegaha ha u fureen kuwa sii saarnaa tareenkii Mr Galaydh ee ...
Kulankii Caynaba ee Dr Cali Khaliif Iyo Somaliland Oo Bilowday
- Oct 20, 2017
Magaalada caynaba waxaa ka socda kulankii ugu dambeeyay ee uu toos ugu biirayay dr cali khaliif iyo kooxdiisa maamulka somaliland kulan uu ka soo qeyb-galayo madaxweynaha maamulka somaliland iyo khaatumo oo ...
(Dhagayso) Afhayeenka Gobolada SSC Oo Arimo Badan Oo La Xidhiidho Xaalada Dhacay Ka Hadlay
- Oct 19, 2017
Afhayeenka Gobolada SSC Oo Arimo Badan Oo La Xidhiidho Xaalada Dhacay Ka Hadlay
Waxa Ay ka Wada-hadlayaan Dr Cali Khaliif Iyo Silaanyo Ee Caynaba
- Oct 19, 2017
Madaxweynihii Hore Ee Khaatumo Cali Khaliiif Galaydh Iyo Wefti Uu Horkacayo Ayaa Gaadhay Magaalada Caynabo Waxana Malinta Bari Lagu Wada In Uu Wadahadal Uga Furmo maamul Beleedka Somaliland iyo Garabka ...
Baaq Ka Soo Baxay Xafiiska Jaaliyadda Beljam
- Oct 19, 2017
Anigoo ah Mohamed Awad Abbas, ahna Gudoomiyaha jaaliyada Somaalida dalka Belgium. Masuulna Ka ah Ururka SV-CIBO-NG’O, vzw. Waxaan halkan baaq dheer uga dirayaa dhamaan madax maamul goboleedyada, Ganacsatada, qorbajoogta Somaaliyeed. Inay ...
AKHRISO: Qoraal degdeg oo Madaxweyne Farmaajo u diray Guddoonka Labada Aqal ee BF
- Oct 19, 2017
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa qoraal u kala diray guddoonada labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Qoraalka ayaa ujeedkiisu ahaa inuu madaxweynaha dalbaday kulan wadajir ah oo ay Baarlamaanka labadiisa ...

Next Page »

Halkan hoose Riix