Daldoon Ugu Kaalay Wararkii Ugu Danbeeyey logo telesom

Wararkii Maanta

Taliye kuxigeenka ciidamada Mareykanka ee Afrika oo salaad tujiyay saraakiisha ciidamada xoogga dalka Soomaaliya

Taliyaha kuxigeenka ciidamada Mareykanka ee Afrika Abuhena Saifulislam oo booqasho ku yimid magaalada Muqdisho ayaa salaad ku tujiyay taliska ay garoonka diyaaradaha Muqdisho ku leeyihiin

Continue Reading »

Qeybta Wararkii Maanta

(Video) Buhoodle Maamulkee Rsacsan Tahay

kaftanka Siyasadda “Degmada Buhoodle maamulkee rsacsan tahay iyo facebook live Somalida u soo gasha Waa Kaftanka Siyaasada Halkan Ka Daawo

Wararkii Maanta Archives

MUUQAAL: Faysal Waraabe oo Weerar Culus ku qaaday Itoobiya, Kuna Baaqay in Xadka laga xidho oo la joojiyo Qaadka
- Jun 24, 2017
Faysal Cali Waraabe oo maanta Warbaahinta Kula Hadlay magaalada Hargeisa ayaa eedayn Marka hore usoo jeediyey Xubno Wasiiro ah oo Cimrada iyo meelo kale ku maqan, Wuxuuna dhaliilay sida wax ...
(Video) Maamulka Habarjeclo Ee Hargeysa Oo La Soo Bandhigay…..
- Jun 24, 2017
Daawo maamulka Hargaysa  inta  xil ay ka hayaan beesha Habar jeclo oo Siilaanyo ka  soo jeedo. Ka bilow daqiiqadda 6:10 waxaan kaloo qoraal ahaan idinku soo gudbinay    Xilka Beesha H/Jeclo 1 Madaxweynahaqaranka-habarjeclo ...
CIID MUBAARAK DHAMAAN BULSHADA KU XIDHAN SHABAKADA DALDOON
- Jun 24, 2017
Waxaa mahad leh Allah inoo sahlay in aan markale hambalyada ciida barakaysan  u soo tebino dhammaan akhristayaasha Shabakadda daldoon.com. Waxaan halkan hambalyo uga tebineynaa dhammaan umadda Islaamka ah oo  ku ciidaya ...
DEG-DEG: Maraykanka Oo Liiska Argagixiso Ka Saaray Mukhtaar Rooboow Oo Ka Tirsan Al Shabab
- Jun 24, 2017
Dowlada maraykanka ayaa liiska argagaxisada caalamka kasaartay mukhtaar roobow abuu moosuur kaas oo katirsaan uruurka argagaxisada ee alshabaab abuu masuur ayaa ahaa kuxigeenkii hogaamiyaha alshabaab axmed cabdi godane isgaa oo mar ...
Degaanada Sool Sanaag Iyo Cayn ma aha Waqooyi galbeed Iyo Togdheer Dhulbahantana Isaaq Ma Ahanl!
- Jun 24, 2017
24 saac ee la soo dhaafay wargeysyada magaalada hargeysa waxay warbixino iyo waraysiyo ka samaynayeen shirka isimada dhaqanka ku qabanayaan magaalada buuhoodle ee looga hadlayo masiirka degaanada sool sanaag iyo ...
(video) Somaliland Oo U Diyaar Garowday Dagaal Ka Dhan Ah Buuhoodle Maantna Ku Celisay
- Jun 24, 2017
wasiiru dawlaha amniga maamulka somaliland Maxamed Muuse Diiriye ayaa mar-kale ka digay qabashada shir ka dhacaa buuhoodle oo lagu diidanyahay somaliland wasiirka oo arimahan ka hadlaya ayaa yidhi BUUHOODLE waa degmo ...
(Sawiro) Garaad Saleebaan Garaad Maxamed Iyo Wasiirka Arimaha Gudaha Soomaaliya Oo Garowe Kulan Ku Yeeshay
- Jun 24, 2017
Wasiirka arrimaha gudaha dawladda federalka  Soomaaliya Cabdi Faarax Siciid Juxaa oo shalay siweyn loogu soo dhoweeyey magaalada Garoowe ayaa kulan la qaatay garaad saleebaan garaad maxamed waxayna ka wada hadleen ...
(Video) Reer Buuhoodle Maxaa La Gudboon Hadii Uu Qarxiyay Faysal Cali Waraabe Qorshaha Cali Khaliif Iyo Somaliland Ee Buuhoodle….
- Jun 24, 2017
Faysal Cali Waraabe oo hargeysa looga yaqaan nin aan waxba qarin isaga oo sheegaya qorshaha somaliland iyo cali khaliif, wuxuuna ka dhawaajiyay inaysan jiri doonin shir buuhoodle lagu qabanayo iyo ...

Next Page »